Laftagareen oo Tacsiyeeyey Geeridii ku timid Taliyihii Ciidanka 14- Oktoobar ee Xooga Dalka

laftagareen

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed oo ka tacsiyeeyey Geeridii ku timid Taliyihii Ciidanka 14- Oktoobar ee Xooga Dalka

innaalilaahi wainna ileeyhi raajicuun

waxaan ugu tacsiyeynayaa Ehelka, Qaraabada, Ciidamada qalabka sida iyo Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed Geerida naxdinta leh ee ku timid Alle Hau-Naxaristee Gaashanle Sare Nuur Farey Gaabow oo ahaa Taliyaha Guutada 14- Oktoobar ee Ciidanka Xooga Dalka.

Taliye Nuur Farey wuxuu ahaa geesi qaran, shaqo wacan ka soo qabtay Dalkiisa, intii uu noolaa waxa uu muujiye Daacadnimo, karti iyo Waddaniyad. Waxaan Alle uga baryeynaa inuu Naxariistiisa Janno ka waraabiyo, samir iyo iimaanna ka siiyo Dhammaan Qaraabada iyo Ciidanka Xooga Dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.