Sheekh Shariif ayaa Ka Tacsiyeeyey Geeridii Allaha Unaxariistee Generaal Sheegow

sheegow

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka tacsiyadeeyay Geerida General Sheegoow Axmed Cali.

Waxaan ka tacsiyeynayaa geerida Janaraal Sheegoow Axmed Cali oo ka mid ahaa saraakiisha ciidamada xoogga Soomaaliyeed, islamarkaana muddooyinkii dambe ahaa maxbuus dowladda u xiran.

Jeneraalka wuxuu kaalin mug leh ka soo qaatay howlgallo argagixisada looga saaray dhul badan oo ka tirsan gobollada Shabeellada Dhexe iyo Shabeellada Hoose.

Illaahey samir iyo iimaan haka siiyo ehelkiisa iyo carruurtiisa isagana haka waraabiyo Jannatul Firdowso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.