Daawo:Wasiir Tiktok ayaa Maanto Axmed ah Lagu Qasbay Inuu Xilka Wareejiyo

wasiir

Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Bare ayaa xilalka u kala wareejiyay wasiirkii hore ee Gaashaandhigga iyo wasiirka cusub.

Wasiirkii hore Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa xilka laga qaaday 17 Marso 2025 waxaana uu diidanaa inuu xilka wasaarada wareejiyo 20 cisho ku dhawaad.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.