
Madaxda dowlada iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa shacbka Magaalada Muqdisho waxay kusoo rogaan mashruucyo kala duwan oo lacag looga aruursanyo.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir looga hadlayey dhaqangelinta adeegsiga Aqoonsiga Qaranka iyo isku-xirka Aqoonsiga iyo adeegyada muhiimka ah ee ay isticmaalaan dadweynaha, taas oo meesha ka saareysa in ka badan 34 sano oo muwaadiniinta Soomaaliyeed ahaayeen aqoonsi la’aan.
Shacabka Soomaliyeed aqoonsi la’aan mahayso ee waxay haystaan Baasobor waana kan ah aqoonsiga dalka iyo dibada, balse waxuu aqoonsigaan yahay mid lamida kii Gudomiyihiii hore gobolka Banaadir Madaala lacagta uga aruursaday Mooto bajaajlayda.
Leave a Reply