Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2025

Maxaabiis

Daawo:Maxaabiistii Maamulka SSC Khaatumo Ku Wareejiyeen Dowlada Soomaaliya

15th April 2025 admin 0

Maamulka SSC-Khaatumo ayaa ku wareejiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya maxbuus tiradooda tahay 25 oo ka mid ah Maxaabiista u xirnaa colaadihii gobolka ka dhacay sanadkii 2023 […]

Xamze

Dowlad Goboleedka SSSC khatumo oo Sii Daayey 25 Maxbuus oo Somaliland ah

15th April 2025 admin 0

Safarkii uu Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Bare iyo Waftigiisu ku joogeen Magaalada Laascaano ee Dowlad Goboleedka SSC Khaatumo ayaa Soo dhamaaday waxaana Xukuumada Soomaaliya Kasoo […]

Dhaay

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka labaad ee XFS oo si rasmi ah u furay Shirka Qaran ee Xuquuqul Insaanka.

14th April 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirka Qaran ee Xuquuqul […]

Fartaag

Sawiro:Wasiir Fartaag ayaa kormeer ku tegay Taliska Ciidanka SSC-Khaatuma ee Laascaanood

13th April 2025 admin 0

Wasiirka Amniga ee Dawladda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa kormeer shaqo ku tagey […]

Xamse

Sawiro:Xamse oo 8 Mashruuc Ka Dhagax dhigay Magaalada Laascaanood ee Xarunta Maamulka SSC Khaatumo

13th April 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay Siddeed mashruuc oo muhiim ah, kuwaas oo dowladda […]

xasansheekh

Sawiro:Madaxwayne Xasan oo Kulan La Qaatay Madaxwaynaha Turkiga

12th April 2025 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Madaxweynaha Türkiye Recep Tayyip Erdoğan, inta lagu guda jiray Madasha Diblumaasiyadda Antalya. Labada Madaxweyne […]

laftagareen

Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo Hambalyo u Diray Ciidaanka Xooga Dalka Soomaaliyeed

12th April 2025 admin 0

Madaxweyha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa u hambalyeeyey Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed waxaan hambaliyo leeyahay saraakiisha, saraakiil xigeenada, aliflayda, dablayd iyo xaasaskooda […]

Xasan Sheekh oo Aan Ka Tanaasulin Loo Joojin maayo ayaa Casumaad u Diray Madaxda Maamul Goboleedyada

11th April 2025 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya baaqii Midnimada iyo Wadatashiga Qaran ee 31-dii Maarso 2025 ayaa casuumaad u fidiyey madaxda […]

xasansheekh

Madacwayne Xasan oo Turkiga Uga Qayb Galaya Madasha Diblomayaasiyada Antalya

11th April 2025 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Antalya ee dalka Turkiga halkaas oo uu uga qaybgali doono meertada 4aad ee Madasha […]

xamse

Xafiiska Ra’iisalwasaaraha oo Faahfaahiyey Safarka Xamse Ku tagayo Laascaanood

10th April 2025 admin 0

Maalmaha Nagu Soo aadan waxaa safar ku tagi doono Magaalada Laascaanood ee Xarunta Maamulka Khatumo Wafti uu Hogaaminayo Ra’iisalwasaare Xamse. Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya, Farxaan jimcaale […]

tacsi

Jaaliyada GalJubba ee London oo ka Tacsiyeysey Geeradii Allaha Unariistee Kornayl Cabdulaahi Dhagawayne

10th April 2025 admin 0

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee London dhammaanteed iyo odyaasha,waxgaradka,Gabdhaha iyo Dhalinyarad waxay ka tacsiyadeenayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha […]

sheegow

Maydkii General Sheegoow oo Isbitaalka Digfeer ilaa Garoonka Aadan Cadde lug Lagumariyey

10th April 2025 admin 0

Ehelka allaha umaxariistee General Sheegoow iyo Soomaalida Wanaaga Jecel ayaa Isbitaalka Digfeer ilaa Garoonka Aadan Cadde ula lugeeyey Meydka Marxuumka si loogu aaso halkii uu […]

masjid

Daawo:Masjidka Isbahaysiga oo salaada Janaasada lagula tukaday Taliyihii Guutada 14ka October

10th April 2025 admin 0

Masjidka Isbaheysiga ee Magaalada Muqd8sho ayaa maanta salaada Janaasada lagula tukaday Allaha u naxariistee Taliyihii Guutada 14ka October ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya Nuur Maxamed […]

Dhaay

Sawiro:Ra’iisalwasaare Kuxigeenka Labaad oo Booqday Dhaawacyadii laga Keenay Furimaha Dagaalka

9th April 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, anha Guddoomiyaha Guddiga Qaran ee Taageerada La-dagaallanka Khawaarijta Al-Shabaab iyo Daacish., ayaa […]

Daawo:Daah Furka Dhismaha Wajiga 2aad Ee Wadada Isku Xirta Kismaayo iyo Afmadow

8th April 2025 admin 0

Madax Weyne ku xigeenka labaad ee Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud “Lugadheere” ayaa daah furey dhismaha wajiga labaad ee waddada isku xirta Kismaayo Iyo Afmadow.

Posts pagination

« 1 2 3 4 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes