
Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee London dhammaanteed iyo odyaasha,waxgaradka,Gabdhaha iyo Dhalinyarad waxay ka tacsiyadeenayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee Cabdulaahi Jaamac Warsame Kornayl Dhagawayne oo ku geeriyootay Magaalada London ee Dalka UK
Waxaa kaloo Tacsi Diraya Bulsha waynta UK oo ay ugu horeeyaan Golaha Odayaasha, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed, Gaar ahaan eheladii uu ka dhintay Cabdulaaji Jaamac Warsame in ilaahay samir iimaan ka siiyo janadii fardowsa ka waraabiyo AAMIIN.
Leave a Reply