Maydkii General Sheegoow oo Isbitaalka Digfeer ilaa Garoonka Aadan Cadde lug Lagumariyey

sheegow

Ehelka allaha umaxariistee General Sheegoow iyo Soomaalida Wanaaga Jecel ayaa Isbitaalka Digfeer ilaa Garoonka Aadan Cadde ula lugeeyey Meydka Marxuumka si loogu aaso halkii uu ku dhashay oo ahayd Magaalada Jowhar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.