Daawo:Maxaabiistii Maamulka SSC Khaatumo Ku Wareejiyeen Dowlada Soomaaliya

Maxaabiis

Maamulka SSC-Khaatumo ayaa ku wareejiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya maxbuus tiradooda tahay 25 oo ka mid ah Maxaabiista u xirnaa colaadihii gobolka ka dhacay sanadkii 2023 kuwaasi oo loo qaaday magaalada Muqadisho.

Talaabadan ayaa ayaa timid kadib markii Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xamsa Cabdi Barre uu gobolka Sool ku gaaray safar Taariikhi ah oo ujeedkiisu ahaa xoojinta midnimada iyo nabadda ummadda Soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.