Dowlad Goboleedka SSSC khatumo oo Sii Daayey 25 Maxbuus oo Somaliland ah

Xamze

Safarkii uu Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Bare iyo Waftigiisu ku joogeen Magaalada Laascaano ee Dowlad Goboleedka SSC Khaatumo ayaa Soo dhamaaday waxaana Xukuumada Soomaaliya Kasoo Saartay War murtiyeed.

Qodobada Warmurtiyeedkaas ku qornaa ayaa waxaa kamid ahaa.

1:- In Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya SSC Khaatumo u Aqoonsan tahay Dowlad Goboleed ka mid ah Xubnaha Dowlada Fedeeaalka ah ee Soomaaliya.

2:-Maamulka SSC Khaatumo ayaa Dowlada Federaalka ku wareejiyey 25 Maxbuus oo kamid ahaa askartii lagu qabtay dagaalkii dhexmaray Shacabka SSC Khaatumo iyo Maamulka Somaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.