Sawiro:Wasiirka Amniga Soomaliya oo Booqfay Xarubta Hay’adda Socdaalka

Fartaag

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo ay Wehliyaan  Wasiro Dowlah Wasaradda Iyo Agsimaha Guud ee Wasaradda ayaa kormeeray Xarunta Dhexe ee Hay’adda Socdaalka iyo Jisniyadaha, halkaas oo uu kulamo kula qaatay Agaasinka iyo howlwadeennada Hay’adda.

.Wasiirka ayaa kula dar-daarmay Saraakiisha iyo Agaasinka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliyeed in ay dar-dar galiyaan shaqooyinka muhiim ka ah ee ay u hayaan shacabka Soomaaliyeed

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.