Dowlada oo Loogu baaqay in Wax ka qabato Amni Xumada Muqdisho

muqdisho

Xalay bay ahayd markii weeraro kala duwan lagu qaaday Magaalada Muqdisho, kuwaas oo gaystay qasaaro kala duwan.

Shacabka Muqdisho ayaa ka hadlay dhibaatada ciidamada jooga ku hayaan shacabka iyagoonsaacado badan baaraya gadiidka iyo dadka, baritaanadaasna waxba kama badalin weerarada shabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.