Daawo:Madaxwayne Deni oo Xasan Sheekh Uga Digay inuusan Dastuurka Waxka badalkiisa ku Dag dagin

xasansheekh

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa maanta horgeeyay Golaha Wakiilada Dowladda Puntland Xubnaha Golaha Wasiirada ee cusub iyo Barnaamij Siyaasadeedka Xukuumadda.

Madaxweynuhu wuxuu Golaha la wadaagay qorsheyaasha xukuumadda oo ay sal u ahaayeen Amniga, Garsoorka, Arrimaha Bulshada, Dhaqaalaha iyo Siyaasadda.

Madaxwayne Deni ayaa waxuu kaloo sheegay mar uu ka hadlaayey waxka badalka Dastuurka Soomaaliya “waxaa la rabaa in caqligu taliyo, in aan lagu kali noqon waxa umadda ka dhaxeeya, dib udhac ayay noqonaysa hadii dad gaar ah qorshahooda loo fuliyo”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.