Deegaanada Soomaaliya Dhamaantood ayaa Maanta laga arkay bishii Ramadaan oo ah Bil Labo

ramadan

Dalalka Islaamka intooda badan ayaa Maanta oo Isniin ah Saa kadib markii shalay Dowlada Sacuudiga iyo dalal kale oo islaam ah laga arkay bishii Ramadaanka.

Qaybo badan oo Ssomaaliya kamid ah ayaa Maanta oo Isniin ah aan soo mid iyagoo sheegay inaysan arkin bishii, balse Maanta oo isniin ah ayaa waxaa Soomaaliya iyo meelo kale laga arkay bishii oo u eg bil labo maadama ay waynayd.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.