Asan Cimaan Diyaano “Wax Doorasho ah Ma Dhacayso inta Laga Saxayo Liiska Xildhibaanada

diyaano

Musharaxa Madaxwaynaha Puntland Asan Cimaan Diyaano oo ka horyimid Liiska xildhibaanada Cusub ee Puntland ayaa sheegay inta laga saxayo waxa ka qaldan Liiska Xildhibaanadda la shaaciyay inaan wax Doorasho la galaynin

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.