Daawo:Cabdiwali oo Ka horyimid Liiska Xildhibaanadii Puntland Digniina U diray Deni

gaas

Musharaxa Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali gaas ayaa ka horyimid Liiska cusub ee Xildhibaanada Puntland ee maanta la dhaarshay. waxuuna uga Siciid Cabdulaahi Deni inuu Puntland Dhexdeeda Colaad ka Abuuro.

Cabdiwali Gaas ayaa Madaxweyne Deni uga digey inuusan bulshada dhaxdeeda colaad ka abuurin, waayo madaxweynuhu waxa uu ku talagalay Doorasho boob ah oo aan xor & xalaal ahayn ayuuri Gaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.