Dagaal Qasaaro Gaystay oo ka dhacay Garoowe iyo Dastuurka Puntland Wax kabadel lagu sameeyey

puntland

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Garaad Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenadiisa koowaad iyo labaad ayaa maanta si wadajir ah u shir Gudoomiyay Fadhigaa 5aad kalfadhiga 52aad ee Golaha Wakiilada Puntland   .

Ajanadaha kulanka maanta ayaa ahaa Soo jeedinaya wax- bedelka Dastuurka Dawladda Puntland oo ay Golaha u soo gudbiyeen Guddiga gaarka ah ee Falanqeynta wax-ka-bedelka Dastuurka.

Dood iyo falanqeyn dheer ka dib oo ay ka yeesheen mudanayaasha Golaha Wakiilada Puntland wax ka bedelka dastuurka , waxaa Oggol ugu codeeyay 34 mudane, Diidmo 1 Mudane, cid ka aamustayna majirin, waxaana sidaas ansax ku noqday soo jeedinta wax-ka-bedelka Dastuurk.

Dhanka kale Ciidamo diidan wax ka badelka dastuurka puntland iyo laamaha amniga oo dagaal ku dhexmaray Garoowe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.