Daawo:Wabiga Shabeelle oo ku Fatahay Degmooyinka Mustaxiil, Feerfeer iyo Qallaafe

wabi

Degmooyinka Mustaxiil, Feerfeer iyo Qallaafe oo ay saameeyeen fatahaada wabiga Shabeelle ayaa waxaa gargaar gaarsiiyay masuuliyiin isugu jira heer degaan iyo heer gobol oo ay socdaalkan kuwehelinayeen qaar ka mid ah hay’adaha samafalka ee ka hawlgala Deegaanka Soomaalida.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.