Daawo:Barlamaanka Axmed Madoobe oo eedeyn u Jeediyey Wasiiru dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada XFS.

awxirsi

Xildhibaano ka tirsan barlamaanka Axmed Madoobe oo warbaahinta kula hadlay magaalada Kismaayo ayaa ka jawaabay hadal dhowaan kasoo yeeray Wasiiru dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada XFS.

hadalka xildhibaanada Jubbaland ayaa yimid kadib markii Wasiiru dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada XFS aadan Aw xirsi ayaa horay u sheegay inaan xildhibaanada Jubbaland Awood u lahayn wax ka badalka Dastuurka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.