Madaxwayne Laftagareen ayaa kormeerey Dhulalka Dowlada ay Leedahay oo Mashaariic laga Fulinaayo

laftagareen

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kormeerey Dhulalka Dowlada ay Leedahay ee ku yaala Duleedka Magaalada Baydhabo kuwaasi oo Dowlada ay Qorshaysay in Dhowaan laga dhiso Xarumo loogu adeegayo Bulshada ku nool guud ahaan Koonfur Galbeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.