Daawo:Waxgarad ka dhoofay Muqdisho oo ku Sii Jeeda Laascaanood.

Ugaasmaxamuud

Qaar kamida Duubabka dhaqanka Soomaaliyeed oo isku xilqaamay joojinta xiisadda Laascaanood ayaa ka dhoofay Muqdisho iyagoo u amba-baxay laascaanood si loosoo afjaro colaadda ka taagan halkaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.