Wasiirka Amniga Soomaaliya oo Ku baaqay in Loo Gurmado Bulshada Baardheere

doodisho

Wasiirka Amniga XFS Dr Maxamed Axmed Doodishe ayaa ku baaqay in deg deg loogu Gurmado Dadka Magaalada Baardheere oo ay saameyn xoogleh ku yeesheen Fatahaadda Wabiga, Roobab iyo dhibaatada Khawaarijta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.