Dhageyso:Faysal Cali Wareebe oo Codsaday inaan Somaliland La Qaxin

waraabe

Gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka Soomaaliland Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay dagaalka Laascaanood iyo hadaan xal laga gaarin joojintiisa dhibka uu gaysan doono Soomaliland iyo Gobolka.

1 Comment

  1. Nabad haladoono iyo taako kabixi mayno
    Isma qabtaan marka anigu waxaan
    Oran lahaa isaaq waa qabil somali Ah
    Oo runtii walaal Ah
    Dhulbahante waa qabiil somali Ah
    Oo waliba hadii aan nahay reer
    Koofur aan jacalnahay oo halyeeyo Ah
    England iyo Walesh ciidankii kayimid ayay
    Jabiyeen mahan dad ladayicikaro

    1 ciidanka walaalahan isaaq hakabaxeeno
    Dhulka dhulbahante kadibna
    Wada hadla hadii aad hashiisan it’s fine
    Hadii aad hashiin waydaan ahaada
    Labo maamul oo daris Ah walaal Ah
    Muslim ah isdhalay isna jacal

    Garbaharay oo gada Ah ayaan gogasha
    Idiin dhigaynaa
    Asc somali walaalayaal

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.