Beesha Mareexaan ee Gobolka Bari oo Dacwo ka ah Maxkamadaha ayaa Fariin u diray Deni

deni

Beesha Marreexaan ee kusugan Gobolka Bari ee Puntland ayaa ka Cabanaya dulmi ay kula kacday Maxkmadda Darajada 1aad ee gobalka Bari ayaa farriin u direen madaxda Puntland oo ugu horeeyo madaxwayne Deni.

Beesha ayaa sheegtay nin Macalina oo shaqadiisii ku jira in beel abaabulan soo xiratay kadibna lagu eedeeyey in kufsaday Xaaskiisii.

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.