Daawo:Rag ku Labisan Darayska Ciidanka oo Labo Wiil Ku Afduubtay Muqdisho

muqdisho

Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir waxaa rag ku labisan darayska Ciidan oo watay gaari aan taarigo lahayn afduubteen wiil 10 jir iyo mid kale sida ay sheegeen qoyskooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.