Daawo:Dowlada Talyaaniga oo Qayb Cusub kusoo kordhisay isbitaalka Xoogga dalka

odawaa

Dowlada Talyaaniga ayaa waxay Isbitaalka Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed kusoo kordhisay Qayb cusub oo ka kooban qolal,Jiko, Baqaar iyo meel dharka lagu dhaqdo, waxayna wayn badalaysaa baahiyaha Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.