Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2022

Xasansheekh

Dhageyso:Kenya oo Dal ku Galka u diiday Soomalida u dhoofaysa Nairobi

27th November 2022 admin 0

Dowlada Kenya ayaa Jabisay heshiiskii ay la gashay Soomaaliya kaas oo Fiisaha Soomaalida lagu siinaayey si fudud taas badelkeedana Kenya waxaa loo Fasaxay inay Khaadkeeda […]

sacdiyofirinbi

Sacdiyo Firinbi oo Culimada kasoo horjeeda xeerka Jinsiga ku tilmaantay Sheekh beenale

26th November 2022 admin 1

Gudoomiye ku xageenka Golaha shacabka Sacadiyo yaasin “Sacdiyo Firinbi”ayaa warbaahinta ka sheegtay hadalkaan “Nimanka sheekhyada sheeganaya Culimo ma wada ahan, sharciga jinsiga waan meelmarinayaa oo […]

cali jeyte

Gudoomiyihii Hiiraan oo Maamul Goboleedyada ku eedeyey inaysan dacaad ka ahayn dagaalka Shabaab

26th November 2022 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo warbaahinta kula hadlay furimaha dagaal ayaa maamul goboleedyada ku eedeeyey inaysan daacad ka ahayn la dagaalanka Alshabaab.

Madaxwayne Xasan sheekh oo ka qayb galay kulan lagu heshiisnayo Mudulood

26th November 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan degmada Cadale ayaa taageeray baaq nabadeed oo ay soo saareen culumada, odayaasha dhaqanka iyo […]

isbitaal

Isbitaalada Muqdisho oo lagu eedeeyay in ay lacago ka sameeyaan dadka ku soo dhaawacma qaraxyada

25th November 2022 admin 0

Isbitaalada Muqdisho qaarkood ayaa lagu eedeeyay in ay lacago ka sameeyaan dadka ku soo dhaawacma qaraxyada, waxayna diidaan inay daaweeyaan dad aan Qarash hormaris ah […]

boliis

Taliyaha ciidanka Booliska oo Jabuuti tababar ugu soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta

25th November 2022 admin 0

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa dalka Jabuuti tababar ugu soo xeiray cutubyo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Booliska ee Soomaaliyeed. Dufcadaan […]

Xasan

Sawiro:Xasan Sheekh oo Gaaray Deegaanka Nuur-Dugle ee Shabeellaha Dhexe 

24th November 2022 admin 0

-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargelinaya dagaalka lagu ciribtirayo argagixisada Alshabaab ayaa gaaray deegaanka Nuur-dugle ee Hirshabelle oo ka mid ah […]

xamze

Sawiro:Golaha wasiirada Soomaaliya oo ansixiyey laba Hindse Sharciyeed

24th November 2022 admin 0

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey, Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa lagu ansixiyey laba Hindse Sharciyeed, Qaraar la xiriira […]

koonfur

Qaar Kamida Waxgaradka Digil iyo Mirifle oo ka hadlay Xaalada Gobolka Gedo

24th November 2022 admin 1

Shir ay isugu yimaadeen odayaal iyo waxgaradka, ee ka soo jeeda beelaha Digil iyo Mirifle oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaalada […]

muse

Muuse Biixi oo Mudo Xiloodkiisii Dhamaaday ayaa Xilal Kala duwan Magacaabay

23rd November 2022 admin 0

Madaxweynaha Somaliland oo Mudo xileedkiisii dhamaaday Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu kala tahay JSL/XM/XKQ/222/1-959/112022 iyo JSL/XM/WM/222-960/112022 uu xilka qaadis […]

xasansheekh

Madaxwayne Xasan oo Xariga Ka Jaray Xarunta Labaad ee SNTV Daljir

23rd November 2022 admin 0

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray Telefishinka SNTV Daljir oo tabin doonna arrimaha ciidamada, howlgalladda dalka looga xorreynayo Khawaarijta Al shabaab […]

dagaal

50 Ku Dhawaad ka tirsan Alshabaab oo Lagu Dilay Shabeellaha Hoose

23rd November 2022 admin 0

Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay xubno ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab oo lagu dilay deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose. Ilaa iyo 49 xubnood oo […]

Qoorqoor

Qoorqoor oo Soo Xiray Munaasabadda caleema saarka Gudoomiyaha iyo Gudoomiye ee Dhusamareb

23rd November 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo xiray munaasabadda caleema saarka Gudoomiyaha iyo Gudoomiye ku xigeenka Caasimadda Galmudug ee Dhusamareb ee dhawaan la […]

canjeex

Maamulka Gedo oo khilaafkii dhexdooda ah Xaliyey Fariina u Diray Axmed Madoobe

22nd November 2022 admin 0

Maamulka Gobolka Gedo oo maalmihii dambe soo kala dhexgalay khilaaf ayaa Maanta warbaainta kula hadlay Degmada Doolow ee gobolka Gedo, waxayna sheegeen in la xaliyey […]

guudlaawe

Guudlaawe oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Nabadoon Muqtaar oo gacan Ka Xaqdaran ku dishay Cadale

22nd November 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlada Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxtinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee Nabadoon Mukhtaar Axmed Maxamed oo […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 9 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes