Sacdiyo Firinbi oo Culimada kasoo horjeeda xeerka Jinsiga ku tilmaantay Sheekh beenale

sacdiyofirinbi

Gudoomiye ku xageenka Golaha shacabka Sacadiyo yaasin “Sacdiyo Firinbi”ayaa warbaahinta ka sheegtay hadalkaan “Nimanka sheekhyada sheeganaya Culimo ma wada ahan, sharciga jinsiga waan meelmarinayaa oo waan ansixinaya ama Muqdisho ayaan ka tagayaa”.

1 Comment

  1. Waxaan may walatay nin inuu nin fuulo
    Ayay udagaalamaysaa
    Iyo naag naag fuusho hadii aay donayso
    Waxaas qashinka ah waa in aay
    Katagtaa kursiga aay fadhido why
    Because waa qof aan uqalmin in aay
    Somalia xukunto dhibka taagan
    Naagtan habarta ah ee sidii qomuluudkii
    Ulabisan ha.aado holand ama uk
    Why Because somali ka aay halimayso
    Qurunka aay doonayso

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.