Qaar Kamida Waxgaradka Digil iyo Mirifle oo ka hadlay Xaalada Gobolka Gedo

koonfur

Shir ay isugu yimaadeen odayaal iyo waxgaradka, ee ka soo jeeda beelaha Digil iyo Mirifle oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaalada Gobolka Gedo.

1 Comment

  1. Asc kuwani waa kuwo janis gad ah oo is leh manta ayad wax ka dadsan kartan besha ay magaceda shegen laa kin arinku sidas Maha yeysan sambiririxo idinku dhicin Horan wax looga qadi wayey beshaee berihina nabad ku qota qoryihinan nabad ku gurta tasaa dantina idinkugu jirtaa shiliman xamar la idiku siyey ood xamar ku cuntan waxba idinma tareyso yeyna idin qaldin dambaljadid iyo xulufadoda lama huran waa coska jilal

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.