Maamulka Gedo oo khilaafkii dhexdooda ah Xaliyey Fariina u Diray Axmed Madoobe

canjeex

Maamulka Gobolka Gedo oo maalmihii dambe soo kala dhexgalay khilaaf ayaa Maanta warbaainta kula hadlay Degmada Doolow ee gobolka Gedo, waxayna sheegeen in la xaliyey Khilaafkii dhexdooda ahaa.

Kulankaas ka dhacay Degmada Doolw waxaa joogay Gudoomiyaha Gedo Axmed Buule Garaad, Taliyaha Nabdsugida Bakaal kooka, Gudoomiyaasha degmooyinka Doolow, Baladxaawo iyo Luuq iyo wasiirka Amniga Jubbaland Cabdiraxmaan Cawir iyo Masuuliyiin kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.