Wasiir Fiqi iyo masuuliyiin kale oo Madaxwayne Qoorqoor kusoo dhaweeyey Muqdisho

qoorqoor

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay, Wasiirro, Xildhibaanno, iyo xubno kale.

Ujeedka safarka madaxweynaha ayaa ah ka qeyb galka shirka Madasha Wadatashiga Qaran, oo lagu wado in uu ka furmo magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.