Daawo:Marxuumad Juweeriya Maxamed ayaa Lagu aasay Maanta Magaalada Jigjiga

juweeriya

Allaha unaxariisto waxaa xabaalaha Qoor-dheere lagu aasay marxuumad Juweeriya Maxammed Ibraahin (Subcis) oo ka mid ahayd Golaha Xildhibaannada DDS, ahaydna xubin ka mid ah Golaha Dhexe ee Xisbiga Barwaaqo.

Allaha unaxariistoy marxuumad Juweeriya Maxammed Ibraahin (Subcis) ayaa Garoonka Diyaaradaha Jigjiga waxaa si bareer ah xabad ugu dhiftay askari Itoobiyaan ah oo ilaalo ka ahaa garoonka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.