Daawo:Madaxwayne kuxigeenka Jubbaland oo Booqday Suuqa Kismaayo oo dab Xalay Ka Kacay

sayid

Madaxweyne kuxigeenka 1-Aad ee Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan oo ay weheliyaan Saraakiil ciidan iyo masuuliyiin kale ayaa booqday suuqa wayn ee magaalada Kismaayo oo uu xalay dab ka kacay qaybo kamida.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.