Daawo:Gudoomiyaha Hiiraan oo Codsaday in baaris Lagu sameeya Dadkii Fududeeyey qaraxii Baladwayne

cali jeyte

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo warbaahinta la hadlay ayaa Dowladda Dhaxe ka codsaday in Baladweyne loo soo diro gudi baaris ku sameeya Saraakisha Amaanka Magaalada iyo dadki Fududeeyey qaraxyadii ka dhacay Magaalada Balawayne

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.