Wasiir Amniga Soomaaliya oo Sheegay in Alshabab Laga Adkaaday

doodisho

Wasiirka Amniga XFS Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa ka qayb galay kulan looga hadlayo doorka Bulshada kaga aadan Horumarinta iyo Xasilinta Amniga Caasimada, taasi oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Amniga Gudaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.