Daawo:Waxgaradka Gariley ayaa ka hadlay dhacdadii lagu xasuuqay dad shacab ah oo qodadayay ceel biyood

riig

Maamulka iyo waxgaradka Deegaanka Gariley ayaa ka hadlay dhacdadii lagu xasuuqay dad shacab ah oo qodadayay ceel biyood, Waxayna Dowlada iyo Bulshada Soomaliyeed ka codsadeen sidii gacan looga siin lahaa la dagaalanka argagixisada AlShabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.