Sawiro:Beesha Caalamka oo Shirarkii ay ku qaban Jirtay Muqdisho u Wareejisay Nairobi

wasiir

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa xalay kulan casho iyo mahadcelin ah kula yeeshay magaalada Nairobi xubno sare oo ka socda saaxiibbada Caalamka ee Soomaaliya ka taageera horumarka iyo dhaqaalaha.

Kulanka ayaa looga hadlay dedaallada Dowladda Federaalka ee ku aaddan dib-u-habaynta hannaanka Maaliyadda iyo horumarinta dhaqaalaha dalka.

Wasiirka ayaa la wadaagay Saaxiibbadda Soomaaliya sida ay uga go’an tahay Dowladda Federaalka Soomaaliya kordhinta dakhliga gudaha, horumarinta maamulka maaliyadda guud iyo nidaamka hufan ee Dowlad Wanaagga.

dowladii hore ee Soomaaliya ee uu madaxwaynaha ka ahaa Maxamed cabdulaahi Farmaajo ayaa horay u joojisay shirka looga hadlaayo danaha Soomaaliya ee lagu qabanayo Nairobi, Hay’adaha Caalamiga ee Soomaaliya taageera ay shirarka looga hadlaayo arimaha Soomaaliya Nairobi Madaama dowladii Madaxwayne Farmaajo meesha ka Baxday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.