Madaxwayne Kuxigeenka Hirshabeelle oo Ka Si Kulul Uga hadlay Qaraxyadii ka dhacay Baladwayne

yuusufdabageed

Madaxweyne ku Xigeenka Hirshabele mudane Yusuf Ahmed Hagar ayaa weerar bahalnimo ah ku tilmaamey mashaqadii ka dhacday Magaalada Baladweyn waxa uuna sheegey ineysan bulshada ka niyad jabin doonin dagaalka ka dhanka argagixisada baneystay dhiiga dadka soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.