Daawo:Dhawaacyo Laga Keenay Magaalada Baladwayne oo Muqdisho lasoo gaarsiiyey

muqdisho

Dad ku soo dhawacmay Qaraxyadii Maanta ka dhacay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa caawa la soo gaarsiiyey Magaalada Muqdisho.

24 qof oo iskugu jira Shacab iyo askar ka tirsan Ciidamada Dowlada ayaa Caawa lasoo gaarsiiyey Magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.