Dhageyso:Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Soomaaliya oo baaq u Diray Maamul goboleedyada

Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Soomaaliya General Cabdqaadir Sheekh Cali Diini  ayaa ugu baaqay maamul goboleedyada inay isku gurmadaan dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, Wuxuu sidoo kale saraakiisha ciidanka kula taliyay inay ku ekaadan doorkooda hoggaamineed kadib dhimashadii General Farxaan Qaroole.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.