Golaha guurtida somaliland oo Muuse Biixi Cabdi laba sano u kordhiyey

muse

Golaha Guurtida Somaliland ayaa Maanta kulan aan caadi aheyn ku yeeshay Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, iyagoona muddo kordhin u sameeyay Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Golaha Guurtida, ayaa ugu kordhiyey labo sano mudo xileedkii Madaxweyne Muuse Biix , kadib markii Cod gacan taag ah loo qaaday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.