Dhageyso:Sheekh Shsakir “Dagaalka Shabaab igu Sawir Ma ahan ee waa in loo dhintaa”

Shaakir

Sheekh Shaakir oo ka hadlaayey dagaalka lagula jiro kooxda argagixisada Alshabaab ayaa waxuu madaxda Dowlada ee furimaha Dagaalka u tagay in lagu Masawiro ugu baaqay inay dagaalkooda ka dhabeeyaan oo u dhintaan difaaca dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.