Daawo:Faarax Macallin ayaa Xasan Shiikh ku eedeyey inuu Qabiil hubaynayo Amniga halis ku yihiin

farah

Xildhibaan Faarax Macallin oo kamida Xildhibaanada Dowlada Kenya ayaa sheegay inay Dowladda Xasan Shiikh hubayneyso Qabiil, Macawisleydana ay halis ku yihiin ammaanka dalka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.