Daawo:Xildhibaan Shube oo Kusoo biiray Dagaalka Looga Soo horjeedo Shabaab

asluub

Taliyihii Hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya Xildhibaan Mahad Cabdirahmaan Aadan oo kusoo biiray Dagaalka looga soo horjeedo shabaab ee kasocda Koonfurgalbeed ayaa Shacabka iyo Ciidanka Ku booriyay in ay si Wadajir ah iskaga Qaadaan Dhibaatooyinka kooxda al-shabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.