Daawo:Ciidamo Daacad u ah Fiqi oo ka gadoodsan awood qeybsiga Galmudug ayaa xiray kontarool ku yaalla Gaalkacyo

fiqi

Ciidamo gadoodsan oo daaacad u ah wasiir Fiqi ayaa Xirtay koontaroolka Gaalkacyo ee Galmudug Waxayna yihiin Beel kamid ah Beelaha daga Galmudug kuwaas Cadaalad darro katirsanaya Hoggaanka Galmudug ee uu Hogaamiyo Madaxwayne Axmed Qoorqoor.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.