Sawiro:Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay degaanno ka tirsan Gobolka Baay

dagaal

Ciidamada xogga dalka iyo  kuwa deegaanka oo is kaashanaayo ayaa maanta Argagaixisada Alshabaab kala wareegay Deegaanada ka ah; Saydheelow, Buula Jadiid, Mataani, Uusli iyo Busley oo dhamaantooda ka tirsan Gobolka Baay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.