Daawo:Diiwaan gelinta murashixiinta madaxweynaha oo maanta lasoo gaba-gabeynayo

Doorasho

Guddiga doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa diiwaan-geliyay 39 Musharax oo isu soo taagtay qabashada xilka Madaxweynaha dalka, kuwaasi oo la siiyay shahaadada Musharaxnimo, kadib markii ay soo buuxiyeen dhammaan shuruudihii Guddiga soo saareen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.