Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiye ku Xigeenka Golaha Shacabka marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta waxay kulan la qaateen safiirka boqortooyada UK marwo Kate Foster.
Safiirka UK marwo Kate Foster ayaa Guddoonka Golaha Shacabka ugu hambalyeysay xilka loo doortay Guddoonka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya.
Kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saaray habsami u socodka hannaanka doorashada madaxweynaha JFS ee looga gol leeyahay in ay ku dhacdo qaab hufan, nabdoon oo lagu wada qanacsan yahay.
Dhibka taagan odagii
Madoobe ahaa Lakeland
Shishiye ee aan sodhafanay
Ayuu si deg deg ah ubilaabay
Waxaas mahan waxa fiican safiirka mahan gudoomiye parlamaaan why waxaan halkaas
Kafahmi karnaa ninkaan ladooetay in uu aqoon ulahayen dowladnimada mursal
Sh abdiraxman aqoonyahan
Ayuu ahaa please ninkaan
Halahago naagtaan UK katimid
Way oradabadan tahay
Dadaka daciifka ah ayaay
Iskusawirtaa
Parlamanka lasoodortay socaliya farmaajo hadii
Aad diidan taakhada nabarayso
In xaaataa dadkale iskadaaye musharkiina halis ayaa galikaro