Akhriso:Waqtiga ay Dhacayso Doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya oo La shaaciyey

calan

Guddiga Labada Gole BFS ee Qaban-qaabada Doorashada Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya wuxuu maanta oo ay taariikhdu tahay 5 May 2022 soo saaray Jadwalka Doorashada Madaxwaynaha 10aad ee JFS.

Guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho, ayaa soo saaray Jadwalka doorashada Madaxweynaha dalka Soomaaliya iyagoo sheegay 15 May 2022 in la qabanayo Doorashada Madaxwaynaha, halka diiwan galinta ay tahay 8 may 2022., Khudbada Musharaxiinta Madaxwaynaha ayaa dhacaysa 11-12 May 2022.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.