Garoonka Diyaradaha Baraawe ee Magaalo Madaxda Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfurgalbeed oo dhismihiisa ay ku baxday 4.5 Milyan doolaar kaas oo uu xariga ka jaray Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaanan Shaqaynayn kadib Markii ay Roobab ka da’ay Magaalada Baraawe ay biyo dhigeen.
Leave a Reply