Sawiro:Cali Ciid oo Safar ugu maqnaa Caabudwaaq iyo Muqdisho ayaa Dhuusamareeb lagu soo dhaweeyey

caliciid

Madaxweyne kuxigeenka Maamul Goboleedka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Dhuusamareeb kaddib markii uu safar shaqo ku tegay deegaanno ka tirsan waqooyiga gobolka Galgaduud,iyo caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

Madaxweyne xigeenka iyo wefdigiisa waxaa garoonka Ugaas Nuur kusoo dhaweeyey maamulka caasimada, xubno ka tirsan goleyaasha dowladda iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.